shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Inaa lilaahi Wa inaa ILLAAHI Raajicuun ALLE ha u naxariistee waxaa xalay magaalada Toronto ku geeriyooday  Prof. Faarax Xuseen Gedlle.

 

(Toronto, February 15,  2011 Ceegaag Online)

Anagoo kala ah dadka xaga hoose ku qoran waxaan Tacsi tiiraanyo leh, ugudbineynaa geeridii Alle ha u naxariistee ku
timid marxuum Faarax Xuseen Gedlle  oo ku geeriyoodey magaalada Toronto ee Dalka Canada, waxaan ilaahay uga baryanaa Marxuumka in janadii fardowsa ah ka waraabiyo Aamiin.

Waxaana tacsidaas diraya dadka kala ah.

C/laahi Shariif Dhagacade Xaaskiisa & Caruurtiisa iyo dhamaan Reer Shariif Dhagacade, Reer Xaaji Maxamed Geedeeye,   Reer Xaaji Cali Cilmi Iidle, Gen. Maxamed Cali Abokor, Prof. Axmed Cali Abokor, dhamaan Reer Cali Abokor, Dr. Cali Cawl Xuseen iyo xaaskiisa & caruurtiisa, Prof. A/risaaq Maxamed Aaaden (Lafoole) & xaasaskiisa & caruurtiisa, C/laahi Xasan Dhooble xaaskiisa iyo caruurtiisa, Xuseen Axmed Cali (Dabagooye) xaaskiisa & cariirtiisa waxay tacsi u dirayaan qoyskii & qaraabadii uu ka geeriyoodey ALLE ha u naxariistee Prof. Faarax Xuseen Gedle.

Sidoo kale Jaaliyadda SSC ee ku dhaqan Gobolkan Alberta ayaa tacsi u diraya qoyskii Prof. Faarax Xuseen Gedle

Caaqil Cismaan Gaabeey & Xaaskiisa

Jamaal Xaaji Cali Cilmi & xaaskiisa

Caaqil C/rashiid Maxamed Faarax & xaaskiisa

Ahmed Aw-maxamed Xasan

Xaaji Cali wadaad & xaaskiisa

Maxamud Cali Ayax

Caynaanshe C/raxmaan Abkey

Ciise Xaaji Ismaaciil

Cismaan Maxamed Cilmi (Garoowe)

Maxamed Cawad Caateeye

Liibaan Max’ed X. Cali

Khaalid Saalax Maxamed Lacle

C/nuur Saalax Maxamed Lacle

Maxamed C/laahi Axmed (Ina Qoorleex)

Faisal Maxamuud Mire

Khadar Ciise Cabdi

Bile Cabdi Dalmar

Saalax Maxamed Xasan (Sahabah)

Cumar Xiireey

Siciid Maxamed Caarshe

Maxamed Siciid Barawaani

Mohamed C/laahi

Faisal Cabdi Kilin

C/fataax Maxamed Cabdi Kilin

Maxamed Ciise Ismaaciil

Mukhtaar Cawad

Cumar Madar

Maxamed Maxamud Diiriye

Cali Maxamed Cali (Cali dheere)

Siciid Qaraaf

Cawil Aaden tarabi (Faranko)

Ahmed Ildab

Ahmed Abyan

C/qaadir Kaarshe

Cali Geelwade

Dr. C/casiis Cali C/kariin

Maxamed Gaagaale

C/casiis qoorleex

Maxamed Madoobe

Waxaan Alle uga baryaynaa in janadii Fardawso ka waraabiyo marxuumka qaraabadii, ehelkii iyo asxaabtii  uu ka baxayna samir iyo iimaan Alle ka siiyo. Aamiin..Aamiin..Aamiin 

                                                                                  

webmaster@ceegaag.com