shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Prof. Faarax Xuseen Gedlle oo ku geeriyoodey Magaalada Toronto ee Dalka Canada.

 

(Toronto, February 15,  2011 Ceegaag Online)

Ilaahay naxariistii Jano haka Waraabiyee Waxaa xalay Magaalada Toronto ee Dalka Canada  ku Geeriyooday Prof. Faarax Xuseen Gedle  oo si weyn looga yaqaanay guud ahaan Dalka Somalia.

Maamulka & howlwadeenada Shabadaka Ceegaag.com Waxay tacsi u dirayaan Eheladii, qaraabadii iyo dhamaam umada soomaaliyeed uu Caawa ka geeriyooday  Prof. Faarax Xuseen Gedlle, Waxaan Illaahay uga baryeynaa in Marxuumka Janadii Fawdasa ka waraabiyo qoyskii iyo qaraabadii uu ka tagayna  samir iyo Imaan ka siiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.

                                                                                  

webmaster@ceegaag.com