shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Isimada, Culumada, Cuqaasha Beelaha Reer Buuhoodle oo tacsi u diraya qoyskii Eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey Prof. Faarax Xuseen Gedlle.

 

(Buuhoodle February 17,  2011 Ceegaag Online)  

Ujeedo: Tacsi

Waxaanu halkan tacsi uga diraynaa dhamaan Eheladii iyo qaraabadii uu ka geeryooda  Marxuum Faarax Xuseen Yuusuf (GEDLE). Marxuumka oo ku geeryooda Magaalada Toronto ee Dalka Kanada Waxaan ALLE uga baryaynaa in janadii Fardawso ka waraabiyo  qaraabadii, ehelkii iyo asxaabtii  uu ka baxayna samir iyo iimaan Alle ka siiyo. Aamiin..Aamiin..Aamiin 

Dadka Tacsida Diraya

Garaad C/Laahi Garaad Soofe

Suldaan Siciid Cismaan Cali

Sheikh Cumar Sh Cismaan

Sheikh Cali Daahir Cilmi

Caaqil C/Laahi Xasan Qambi

Caaqil Max'uud Xaaji Cumar Camey

Caaqil Cabdi Jaamac Halac

Caaqil Ismaaciil Maxamuud Gurux

C/rashiid Cumar C/Laahi (Sigaare)

Caaqil Hindi Max'ed Aadan

Caaqil C/Raxmaan Axmed Olol

C/Casiis Ismaaciil Garaad Soofe

C/Raxmaan Max'ud Sh Axmed

Xaaji Cabdale Xaaji Cumar

Xaaji Cali Xaaji Cumar

Sheikh Cumar Soodaani

Cali Dhagjer

Buuhoodle

                                                                                  

webmaster@ceegaag.com